- Roosevelt Elementary School
- Cultural Liaisons
- Najib Abi
-
Meet Mr. Najib Abi:
Najib Abi
Somali Cultural Liaison ~ Xiriiriyaha Waalidinta Somalida
Email: abin@willmar.k12.mn.us
Cell: 320-894-4585
My Name is Najib Abi. I was born in Somalia but raised in Kenya. I graduated from Willmar Senior High and St. Cloud State University with Business Management Degree. Most of my hobbies are related outdoor recreation. I love playing soccer, basketball and running. Being a father of three Children, I have always enjoyed being with kids and I love seeing kids here at Roosevelt Elementary School succeed. My goal is to work together to support learning and close achievement gaps, improve low-performing and transform relationships between schools and parents.
As a Cultural Liaison I am a bridge for all families with a focus on our Somali-speaking families. Our liaisons are available to support parents, students, and staff. The duties of our liaisons include but are not limited to: Building student and community relationships, communicating with parents and children who require interpreting, translating documents, interpret at conferences/meetings/events, providing cultural awareness classes/information to staff, and more.
Magacaygu waa Najib Abi. waxaan ku dhashay Somalia lakiin waxaan ku barbaaray Kenya. Waxaan ka qalan jabiyay Willmar Senior High School and St. Cloud State University qaybta maamulka ee ganacsiga. Waxaan jeclahay in aan banaanka ku ciyaaro. Waxaan jeclahay in aan ciyaaro kubada lugta, gacanta iyo oradka. Anoo aabo u ah sadex ciyaal ah, waxaan aad u jeclahay in aan ku raaxaysto caruurta iyo waxan kaloo jeclahay in aan caruurteen iskoolka Roosevelt ay guulaystaan. Ahmiyadaydu waxaa weeyaan in aan wada shaqayno si wada jir ah oo aan caawino qaybta waxbarashada iyo in aan ardayda isku heer gaarsiino, kuwo hooseeya kor u soo qaadno, iyo aan abuurno wada xiriir ka dhaxeeya iskoolada iyo waalidiinta.Hadaan ahay isku xiriiriyaha walidinta iyo Iskoolada, Shaqadayda waa isku xirida qoysaska oo dhan iyo iskoolada anoo ahmiyada saarayo qoysaska ku hadasha afka Somaliga ah. Isku Xiriyaasheena Iskoolada waxay diyaar u yihiin inay caawiyaan waalidiinta, ardaya iyo macalimiinta . Shaqooyinkeena kuma koobna laakiin waxaa ka mid ah; In aan dhisno xiriirka ardayda iyo shacabka, In aan gaarsiino waalidiinta iyo caruurta u baahan uturjumaanid, turjumid warqado, ka turjumaanid shirarka, wada kulanada, ama gaarsiino is fahan xaga dhaqamada, iyo in aan gaarsiino shaqalaha warbixino iyo kabadan.
Hadii aad suaal qabtid, ilmahaaga balan leeyahay, ama soo daahay, fadlan na soo.